Jump to content

Vincent Aboubakar

Ka Wikipedia
Vincent Aboubakar
Aboubakar with Porto in 2014
Macluumaad Xirfadeed
Saddex Magac Vincent Paté Aboubakar
Dhashay (1992-01-22) 22 January 1992 (Da’da  33)
Ku dhashay Garoua, Cameroon
Joogga 1.84 m (6 ft 0 in)[1]
Booska cayaarta Striker
Macluumaadka Naadiga
Kooxda Hadda Beşiktaş
(on loan from Porto)
Nambarka 9
Ciyaartooyda yar-yar
2006–2008 Coton Sport
Cayaartooyda Waawynka*
Sanadaha Team Apps (Goolal)
2009–2010 Coton Sport 15 (7)
2010–2013 Valenciennes 72 (16)
2013–2014 Lorient 37 (17)
2014– Porto 42 (17)
2016–Beşiktaş (loan) 14 (3)
Xulka Qaranka
2009 Cameroon U20
2010– Cameroon 52 (14)
  • Cayaaraha naadiyaasha waaweyn iyo goolasha waxaa la xisaabayaa horyaalka gudaha oo kaliya oo sida saxda ah 18:55, 24 January 2017 (UTC).

† Appearances (Goals).

‡ National team caps and goals correct as of 30 May 2016

Vincent Paté Aboubakar (dhashay 22 January 1992) waa laacib ciyaara kubadda cagta oo u dhashay dalka Kameroon wuxuuna hadda u ciyaara kooxda kubadda-cagta ee Beşiktaş ee ka dhisan magaalada Istanbul ee dalka Turkiga. Aboubakar waxaa lagu xusuusta goolkii u Masar ka dhaliyey daqiiqaddii 89aad ee finalkii Koobkii Umadaha Africa 2017kii, Goolkaas oo ay Kameroon ku qaaday Koobkii Umadaha Africa 2017.