Beşiktaş JK
Jump to navigation
Jump to search
Isuduwe: 41°02′21.14″N 28°59′41.07″E / 41.0392056°N 28.9947417°E
Beşiktaş Jimnastik Kulübü Waa koox-banooni oo ka dhisan degmada Beşiktaş oo ka mid ah degmooyinka ugu waaweyn magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga, kooxdani waxaa la aasaasay sanadku markuu ahaa 1903 taas oo ka dhigaysa Beşiktaş JK kooxda ugu facaweyn dhammaan kooxaha kubadda-cagta dalka Turkiga iyo guud ahaan bariga Yurub. Tababaraha Beşiktaş JK waa Şenol Güneş.