Midig iyo bidix baabuur wadis
Midig iyo bidix baabuur wadis (Af Ingiriis : Right- and left-hand traffic; Af carabi: جهة السير) waa labo nidaam oo caalami ah oo wadanada caalamka laga isticmaalo marka laga hadlayo baabuur wadista iyo isticmaalka laamiga. sida caadiga ah dunida maanta waxaay leedahay labo nidaam oo baabuur wadista laamiga ah. Wadano badan waxay isticmaalaan nidaamka midiglaha ah halka tiro badan oo caalamka ah ay isticmaalaan nidaamka bidixlaha.[1] Sharciga noocan ah waa aasaaska xeerarka wado-marista baabuurta ee dhamaan caalamka oo dhan.[2] Tiro koob ay sameeyeen ururo caalami ah waxaa lagu ogaadey in dunida maanta in ka badan 65% bulshada caalamka ay ku dhaqan yihiin wadano laga isticmaalo nidaamka baabuur wadista ee midiglaha. Taasi macnaheedu waa in 35% ay isticmaalaan nidaamka bidixlaha ah.[3]
Sidoo kale fiiri
Xigasho
- ↑ Template:Cite conference
- ↑
Kincaid, Peter (December 1986). Greenwood Press. ISBN 0-313-25249-1. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ . worldstandards.eu http://www.worldstandards.eu/cars/driving-on-the-left/. Soo qaatay 10 January 2014. Maqan ama ebar
|title=
(caawin)