Wikipedia:Gudagale la aqoonsaday

Ka Wikipedia
Kooban:

Gudagale la aqoonsaday waa gudagale isku xidhay ciwaanka emailka iyo boga uu ku leeyahay Wikipedia Af Soomaaliga. Intaasi waxaa dheer, gadagale la aqoonsadey waa isticmaale ku jira gudaha boga Soomaali Wikipedia, ka dib markii uu geliyay magaca gudagalaha iyo ereyga sirta ah. Gudagalaha la aqoonsaday waxaa lagu gartaa magaciisa isticmaale ayaa midab buluug ah yeelanaya, halka guduud (casaan) uu noqonayo markaan la aqoonsan.