Xadka waridda dharka

Ka Wikipedia

Xadka waridda dharka (Af Ingiriis : clothing line ama washing line; Af Carabi : ar‎) waa qalab loo isticmaalo warka dharka sii dharkaas u noqdaan wax qalalan iyo engego. Xadka waridda dharka marmar waxaa lagu wara guriga dhexdeed, marmar na waxaa lagu wara banaanka. Xadka waridaa wuu kaga nadhiif badan yahay mashiinka qalashada. Xadka waridda wuu na kaga samaroon yahay mashiinka qalashada dhanka jawiga dabiiciga.[1]

Muuqaalo[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Sidoo kale fiiri[wax ka badal | wax ka badal xogta]


Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  1. Rosenthal, Elisabeth (April 17, 2008), "A Line in the Yard: The Battle Over the Right to Dry Outside", The New York Times