Xanuunka weerarka kurbo

Ka Wikipedia
qof xanuunka weerarka argagaxa qaba

Xanuunka weerarka kurbo (Af Ingiriis : panic disorder; panic anxiety disorder; Af Carabi : ar‎) waa cillad shaqsiyeed, cillad maskaxeed iyo cillad dabeecad ah, ifbaxnimadeeda tahay dhacdooyin dareenka argagaxa. Dareenkaas waxaa lagu koobin kara cabsi, gariirka jidhka, dhidhid, welwel, isbeddelka garaaca wadnaha, iyo filasho fejignaan oo sabab lahayn. Xanuunka weerarka argagaxa waxaa lagu xalin karaa waa is-kalkaalin ama kalkaalinta qof saanac ama samafale ah, iyo dawooyin.[1]


La Xidhiidha[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  1. White KS, Brown TA, Somers TJ, Barlow DH (January 2006). "Avoidance behavior in panic disorder: the moderating influence of perceived control". Behaviour Research and Therapy. 44 (1): 147–57. doi:10.1016/j.brat.2005.07.009. PMID 16300725.