Xaytiyiin

Ka Wikipedia
boqortooyadii xaytiyiinta waa buluuga iyo boqotooyooyinkii la waqtiga ahaa
albaabkii libaaxyada 

Xaytiyiin (Af Ingiriis : Hittites; Af Carabi : ar‎) waa shacab hindi-yurub ahaa waxay deganaayeen dhulka maanta Turkiga la yiraahdo, iyo woqooyiga jasiirada carabta sida Siiriya wakhti imika laga joogo ilaa 3000 oo sano ka hor miladiga. waxay isla daganaayeen sumeeriyinti ee deganaa ciraaq, waxay ahaayeen beelo loo yaqaanay khati, qoraalo la helay ayaa sheegaya inay dhulkaas deganaayeen, nisbiyiin bay isku yaqaaneen, roomaankii ayaa u yaqaanay magacay :Hetthaei af carabi :لحثيون

Luuqada[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Taariikh[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]