Ximan & xeeb

Ka Wikipedia

Beesha Reer Xaaji Saleebaan Reer Xaaji Saleebaan waa mid kamida beelaha ugu tunka iyo facaweyn weyn beelaha dega gayiga Somalia waxeeyna asal ahaan kasoo jeedan beesha Facaweyn ee Habargidir.

'''Beesha ree xaaji saleebaan waxey degtaa dhul aad u baaxad weyn ama balaaran oo u kala qeeybsama ximan iyo xeeb. Dhulka ximanku waa dhulka berriga ah ee ka fog xeebta halaka dhula xeeb uu yahay dhulka ku teedsaan xeebta. Beeshu waxey sidoo kale degtaa magaaloyin waaeyn oo koonfurra iyo bartamaha Somalia ku yaala kuwaso oo kala ah *cadaado, hobyo, godinlabe, xarardheere, baxdo iyo gobolada Benaadir iyo gobolka sh/ hoose.


''' ree xaaji saleebaan Ximan iyo Xeeb waa maamul goboleed ka mid ahaa maamul goboleedyada Soomaaliya, waxa uuna ku yaalaa batamaha soomaaliya, gaar ahaan gobolka Galguduud iyo Mudug. Waxa uu ahaa maamul aad u dagan oo nabad ka dhaliyay dhulka uu ka taliyo, waana maamul hoos laga soo dhisay oo dadku ay dhisteen. Horumar wayn aayuu ku tilaabsaday intii uu dhisnaa waxaana caasimad u ah Magaalada labaad ee Soomaaliya ugu nabdoon cadaado.

{{{name_local}}}
Gobolka Galgaduud & Mudug ee Soomaaliya
Caasimada Cadaado
Weyninka 512 km²
Shacabka 627 806 (2007 [1])
isku dhawaan 13,61 inh./km²
Bogga internetka .xx
[[Image:|256px]]













XIMAN & XEEB
Calanka Ximin & xeeb
Calan
Astaanta Calanka
soomaaliyeey toosoo
Location of Ximin & xeeb
Location of Ximin & xeeb
Caasimada Cadaado
Luuqada(ha) Looga hadlo Af-Soomaali
Cadadka Dadka
 -   qiyaas 2 
Lacagta Shilin Soomaali
Wakhtiga EAT 

Reer Haaji Salebaan

CADAADO[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Cadaado waa caasimadda maamul goboleedka Ximan & Xeeb ee somaliyeed, Cadaado ayaa waxay soo martay maraxalado kala gedisan. Haatanna waxay maraysaa heerkeedi ugu sarreeyay. Magaalada Ayaa eh sanadihii ugu dambeeyay magaalooyinka Soomaaliya ugu nabdooon kadib markay dadkeeda ka shaeeyeen, magaalada waxaa ka furay jaamacaddo iskuulo iyo isbitaalo. Sidoo akle waxaa ka furan kuwo NGO ah,radio stations,TV IWM. Cadaado waxaa ku yaal Meelo aad iyo aad u qurxoon suuqaaq iyo bacadlayaal aad iyo aad u camiran Jawiga ayaa had iyo goorba ah mid aan qaboow saa'ida iyo kulayl saa'idana aan lahayn qorraxda ayaa inta badan waxaa ku dahaaran cadar iyo daruuro. Cadaado waa magaalo dalxiiseed waxay leedahay baliyo badan oo xiliga roobabka biyo fadhiistaan waxaa kunool dad kor udhaafaya 380,700 waxaa lagu tilmaamaa magaalooyinka ugu kobaca badan soomaaliya. waa magaalo loo tago dalxiiso waxay leedahay meelo badan oo aan lasookoobikarin sida daaro dheedheer ,kaalmo shidaal iyo WLM Sidoo kale Cadaado waa degmo kamid degmooyinka gobolka Galguduud ee bartamaha Soomaaliya.Cadaado waa degmo aad u baaxad wayn oo faaftay kadib burburkii kuhabsady dowladii dhexe ee Soomaaliya waxayna hada ku fadhidaa inkabadan 18km iskuweer sidookale aad udhisma qurxuun waxaana lagu tilmaamaa in aytahay caasimada gobolada dhexe maxaayeelay waa magaalada ugu weyn uguna bilicda qurxuun si weyn looga yaqaano dhamaan gobolada dhexe iyo waliba dalka Soomaaliya, Waxaana dago beel ka mid ah beesha habar gidir ee hawiye waxaana lagu magacaabaa beesha reer xaaji suleeban, waxaana ku nool dad aad u fara badan oo dhan 104,080,90 intooda badan ah dad ganacsato ah. Degmadaan ganacsigeeda waxuu ku xiranyahay magalaada muqdisho iyo magaalooyinka u dhow, sida magaalada baladwayne iyo galkacyo iyo hargeysa iyo wliba boosaaso oo ah meelaha inta badan ay isku xiranyihiin sidookale waxaa ayada hoos.Degmada cadaado waxaa ku yaala seelad wayn oo lagu iibiyo xoolaha loo dhoofiyo dalalka carbeed.Waxee leedahay warshado badan sida warshada lacagta,warshada biyaha saxa,warshada barafka,warshada hilibka,warshada kaluunka, iyo waliba kuwakale oobadan. Sidoo kale degmada Waxay leedahay garoon diyaaradeed caalami ah oo aad u wayn oo lagu magacaabo {adado intarnatiol arboure} garoonkaan oo ah garoonka ugu baaxada wey Soomaaliya marka laga reerbo garoon caalamiga ah ee muqdisho iyo sidookale garoonma ciyaareed farabadan oo gaaraya il 10 garoon ciyaareed.Cadaado waxee ka midtahay degmooyinka ugu amniga badan dalka Soomaaliya. cadaado waa caasimada maamul goboleedka ximan iyo xeeb sidoo kale waa xaruta gobolka ximan

MADAXDA[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Ximan & Xeeb, Mr. Maxamed Aden Tiicey ... Qoraalka gudaha oo kooban [qari] 1 Maamul goboleedka Ximan & Xeeb 2 caasimada Maamul goboleedka Ximan & Xeeb 3 TAARIIKH 4 Dhismihii Dawladda 5 Waxqabadka Maamul goboleedka Ximan & Xeeb 6 Qaab dhismeedka Maamul goboleedka Ximan & Xeeb 6.1 Madaxwayne 6.2 Madaxwayne ku xigeen 6.3 Wasiirada 6.4 Golaha Wakiilada 6.5 Garsoorka 6.6 Ximan & Xeeb waxay ka kooban tahay sideed Gobol oo kala ah 6.7 Juqraafi 6.7.1 Cimilada 6.7.2 Roobka 6.7.3 Maalmaha la xuso 6.8 Note

Wasiirada[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Wasiirada waxaa magacaaba Madaxwaynaha isaga oo la tashanaya Madaxwayne Ku-xigeenaka, Howlgalka wasiiradu waa inay la taliyaan Madaxwaynaha, isla markaana waxay ka masuulyihiin xiriirka golaha wakiilada dhinaca Siyaasadda Dawladda iyo Adeega. Shaqada Maamulka Dawladda waxaa fuliya qaybo kala duwan, qayb kasta waxaa madax u ah Wasiir, wuxuuna ka masuul yahay xiriirka golaha wakiilada ee wasaaradiisa. Shaqaalaha wasaaradu waa xirfadlayaal ayasan shaqadoodu ku xirayn isbedel ka Dawladda,

Calanka Guud[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Waa kan calanka guud

Flag of Somalia.

LUUQADA[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Somalia (Somali: Soomaaliya; Af Carabi : ar‎), si guud Republic of Somalia (Somali: Jamhuuriyadda Soomaaliya; Af Carabi : ar‎) and formerly known as the Somali Democratic Republic, maamulkana wuxuu ku yaala

Golaha Wakiilada[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Awooda xeer dejinta waxaa leh Golaha Wakiilada, oo dhan 66 xildhibaan kana wakiil ah dhamaan Maamul goboleedka Ximan & Xeeb, Golaha wakiiladu waxay dhexdooda ka doortaan Afhayeen iyo labo ku-xigeen.

Afhayeenka golaha wakiilada wuxuu maamulaa kal fadhiga golaha isla markaana hubiyaa tixraaca dastuurka, ku xigeenadu waxay kaaliyaan afhayeenka gudashada xilkiisa, Golaha wakiiladu waxay leeyihiin gudiyo daba gal ku sameya xukuumadu sida ay u fuliso Adeega bulshada.

Garsoorka[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Garsoorku wuu ka madax banaan yahay, xukuumada iyo golaha wakiilada Qaybaha garsoorku waa (a) Maxkamada sare (b) Maxkamada Rafcaanka, (c) Maxkamada Darajada hoose.

Gudomiyaha Garsoorka ee Maxkamada sare oo aha tan ugu saraysa, waxaa magacaaba Madaxwaynaha, waxaana ansaxiya Golaha Wakiilada.

Ximan & Xeeb waxay ka kooban tahay labo Gobol oo kala ah[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Cadaado baxdo 5 n/a
gidheys ARDA 3 n/a
Godinlabe DOCOLEY 4 n/a
Xarardheere CADAKIBIR 5 n/a
Dabagalo Dhuumoodle 6 n/a