Xoor-dubbur
Jump to navigation
Jump to search
Skunks | |
---|---|
![]() | |
Xoor | |
Kala saarista cilmiga ah | |
Boqortooyo: | Animalia |
Phylum: | Chordate |
Class: | Naasley |
Order: | Hilibcun |
Suborder: | Caniformia |
Superfamily: | Musteloidea |
Qoyska: | Mephitidae Bonaparte, 1845 |
Genus: | ku abtirsada |
Species: | Noocyada |
G | |
Conepatus | |
![]() | |
Skunk genera ranges |
Xoorka (Af Ingiriis : Skunk; Af carabi: ظربان) (sidoo kale loo yaqaano "Xoor Dubbur") waa xayawaan naasley ah kaasi oo lagu yaqaano dhuuso aad u qudhmuun. Waxaa jira noocyo badan oo xoor ah kuwaasi oo leh midabo kala gedisan, qaarkood midab madoow, halka kuwo kale leeyihiin midab coowlan ama mid isku dhex jir ah.
Intaas waxaa dheer, xoorku waa xayawaan hilibka cuna, wuxuuna inta ugu badan ku dhaqan yahay duurka.
Muuqaalo
- Xoor