Jump to content

Soosaarid xor ah

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Xorta ah)
Sidoo kale fiiri "Xoriyad"

Soosaarid xor ah (Af Ingiriis : free content) waa dhamaan noocyada kala duwan ee shaqo, xirfad, aqoon, cilmi, farshaxan, alifaad iyo noocyada kale ee shaqada taasi oo mulkiilaha (qofka xuquuqda iska leh) u ogol yahay in qof kasta u isticmaalo si ka faa'iideysi. Intaas waxaa dheer, akhbaarta ku jirta dhamaan xeedhasha xorta ah waa kuwo loo isticmaalo si bilaa lacag ah.[1][2] Fekradda xorta ah waa fekrad ku saabsan inaad wax allifi karto taasoo aan ku xirnayn shuruudo ama xakamayn.

Sidoo kale waxaa lagu soo koobaa howl kasta ee si gaar ah looleeyahay sida xuquudka qoraha, faafinta iyo mid dadka kawada dhaxeeysa.

astaanta xuquuqda qoraha
  1. Erik Möller, e.a. (2008). 1.1. freedomdefined.org http://freedomdefined.org/Definition. Soo qaatay 2015-04-20.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  2. Stallman, Richard (November 13, 2008). Free Software Foundation http://www.gnu.org/philosophy/free-doc.html. Soo qaatay March 22, 2009.  Maqan ama ebar |title= (caawin)