Yubbe
Appearance
Yubbe waa degmo ka tirsan gobolka sanaag, ee Jamhuriyada Waqooyibari waxay dhanka bariga ka xigta qiyaas ahaan 90km magaalo madaxda gobalka cergaabo. Waa magaalo taarikhiya waxay leedahay dhul bilic ahan soo jiidasho heer sare ah leh.
Taariikh
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Juquraafiga
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Juquraafi ahaan Yubbe waxay ku taalaa goob istaraatiiji ah, Waxa ku yaala buuro iyo beero aad u waawayn. Deegaan ahaan waxaa hoos taga dhul aad u balaadhan oo ay ka midyihiin tuulooyinka iyo deeganadan hoos ku xusan.
- tuulad ninku jooge
- tuulada qaarar
- tuulada jiingada
- tuulada isrow
Deegaanada hoosyimaada waxa ka mida
- dooxad birxamar
- dooxada damal jabay
- dooxada qorilehe
- dooxada wadaayin
- dooxada caqa sudh
- dooxada sadexgeed
- dooxada dhudhub
- dooxada ceelal higlo
- dooxada karin
- dooxada geed quraan
- dooxada xundhurbeed
- Ceel-kale sare/Hose
- Wadaayin
- Dhuudhuudh
Dhaqaalaha
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Beelaha
[wax ka badal | wax ka badal xogta]
beelaha Dega waa Harti Waqoyi cumar, nuux cumar iyo hinjiye iyo dadkale o degaan la dega Hartiga kale Majeerteen, Reer-Darawiish, iyo Harti Waqooyi kale .
nuux omr
1 ali abdirixiin
2 jibriil axmed
3 abdirahmaan
4 abdokor madobe