Yurubta Galbeed

yurubta Galbeed (midabaka oranjiga) iyo koonfur galbeed yurub (midabka oranjiga tiqda ah), sida laga soo xigtay CIA.
Yurubta galbeed (af-carabi: أوروبا الغربية, af-ingiriis: Western Europe) waa qaybta galbeed ee qaarada yurub, taasoo kulansanaysa : isbayn, burtuqiiska,faransa, talyaaniga, Austriya, jarmalka iswiisarlaan, ingiriiska, ayrlaan, [ Luxembour], denmark, holland, belgium, malta, vatican, Andorra, San Marino iyo Liechtenstein