Drogbaa

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi

Didier Drogba waa cayaaryahan u dhashay wadanka Ivory Coast , waxoona hadda u ciyaaraa kooxda central forward oo ku taal galbeedka london ee wadanka england, waa kaptanka sadexaad ee kooxda drogba wuxuu ku soo biiray cayaaraha isagoo jira 15 sano, waxoona bilaabay iskuuul ku yaalo magaalo madaxda labaad ee wadanka Faransiiska Marseille.Wuxuu ku soo biiray marseil sanadki 2000. Kow iyo tobanka ugu horaysa kooxda wuxuu u cayaarayayay mudo dhan 4 sano, isagoo dhashay 95 gool.Sanadii 2004kina waxaa la soo wareegta kooxda hada uu u cayaaro ee chelsea

Qalabkaaga
Xarun magaceedyada

Variants
Waxa dhacaayo
Gooshitaan
Qalabka shaqada
Luqadaha kale