Haramcad

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi

Harimacad

Haramcad

Haramcad sidoo kale loo yaqaano Harimacad (ingiriis: Cheetah) waa Xayawaan ku nool duurka, ama baadiyaha, waxeena ku kala noolyihiin qaaradaha afrika iyo Aasiya . kuwa aasiyo joogo waxaa laga keenay afrika. Haramcad waxee u egyahay Shabeelka, dhibco dhibco ayuu korka ku leeyahay. waana Xayawaanka aduunka ugu orodka badan. Haramcad waxee ka orod badantahay, baabuurta sportiga cusub, kuwa uugu xooga badan, markii la fiiriyo 3 second ama mirir. Harmacad waxoo orod ku bilaabi karaa 0-103km 3secound.