Haumea

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi

Haumea

Muuqaalka dunidayar ee Haumea.


Haumea (Af-Soomaali: Hawmiya) waa duniyar oo laga dhex helo gadaasha meeraha Docay ee Bahda Qoraxdu Midaysay. Dunidan yari waa 1/3 cufka meeraha yar ee Bluto waxaana helay guruub xidigisyahano ah oo uu hogaaminayay Mike Brown sanadkii 2004ta.


Qoraalo La Mid ah[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Xigasho[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]