Ismaamulka Falastiin

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
السلطة الوطنية الفلسطينية
Ismaamulka Dowlada Falastiin
Calanka Falastiin Astaannta Qaranka ee Falastiin
Calan Astaannta Qaranka
Qaarada Baraiga Dhexe
Astaanta Calanka
Biladi
Location of Falastiin
Caasimada Qudus
Luuqada(ha) Looga hadlo Af-Carabi
Dowlada  
Ka xoroobay dhinaca siyaasiinta iyo israaiil 
 -  Taakiikh 15 Nofeembar, 1988 
Area
 -  Total 6,020km2 km² 
224,080 sq mi 
 -  Biyo (%) lama ogo
Cadadka Dadka
 -  2009 qiyaas 3,935,249 
Lacagta (dinaar, pownd, iyo sheqel)
Wakhtiga UTC 
Furaha debeda +970

Ismaamulka Falastiin (Af-Carabi السلطة الوطنية الفلسطينية waa Dowlad loo sameeyay shacabka falastiin sanadka marka oo ahaa 1993dii. Dowladaan waxee ka koobantahay Marinka Gaza iyo Daanta galbeed. wadamada badankooda wee aqoonsanyihiin jiritaanka dowlada falastiin, laakiin waxaa jiro wadamo ka mid ah wadamada galbeedka oo wali aqoonsaneen. Ismaamulka dowlada Falastiin kama mid ahan Qaramada Midoobay sabab la xiriirta aqoonsi la'aanta. Dowladaan malahan ciidamo qalab sida oo difaaca shacab falastiinta sabab la xiiirta gumeesiga yahuuda oo diidan in ee ciidamo yeeshtaan cabsi ee ka qabaan darteed.

[Wax ka bedel] waqtigii la abaabulaayay maamulka

maamulka falastiin waxaa la aas aasay sanadka marka oo ahaa 1993, waa markii oo dhacay Kulankii Oslo, waxaana ka soo qeeb galay madax ka kala socoto falastiiin iyo israaiil. Kulanka oslo waxoo ku saabsanaa in ee labada qeebood hishiis ku kala gaaraan, kala qeebsiga dhulka falastiin iyo joojinta guryo dhiska ee yahuuda kawadeen.

[Wax ka bedel] Fiiri xattaa

Falastiin

Qalabkaaga
Xarun magaceedyada

Variants
Waxa dhacaayo
Gooshitaan
Qalabka shaqada
Luqadaha kale