Kaaroot

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Tiro badan oo kaaroot ah.

Kaaroot' sidoo kale loo yaqaano Kaaroote (Af-Carabi: جزر Af-Laatiin: Daucus carota Af-Taliyaani: carota Af-Ingiriis: carrot) waa midho ka mid ah khudaarta taas oo ka baxda dhirta oo lagu darsado cuntada.

Khudaarta kaarootku waa midho dhuuban oo midbka liinta leh kaas oo ka baxa carada dhulka hoosteeda.

Kaarootku uma baahna in la kariyo ee sidiisa ayaa lagu cuni karaa, sidoo kale waa la kariyaa si loo jilciyo. Khudaarta maalin walba dadku isticmaalaan waxaa ka mid ah: basasha, tamaandhada, barandhaha, saladhka, toonta, kaarootka, besbaaska, iyo kuwo kale oo badan.