Jump to content

Aayo-katalinta

Ka Wikipedia
Wadanka Cyprus oo aayo-katalin raadinaysa

Aayo-katalinta (Af Ingiriis : self-determination; Af Carabi : ar‎) waa xuquuq inuu qofka u qalmo inuu u dhawro ama badheedho janjeer siyaasadeed, ama shaacbixin isaga qancayo, iyo doorasho maquunin la'aan ah. Aayo-katalinta wuxuu ka mid yahay mabda'yada ee lagu daabicay axdiga ururka Qaramada Midoobay.[1]


Sidoo kale fiiri[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  1. Mayall, James (2013). "International Society, State Sovereignty, and National Self-Determination". In Breuilly, John (ed.). The Oxford Handbook of the History of Nationalism. Oxford: Oxford University Press. p. 542. ISBN 978-0-19-876820-3.