Jump to content

Arda Güler

Ka Wikipedia
Arda Güler
Macluumaad Xirfadeed
Dhashay (2005-02-25) 25 February 2005 (Da’da  21)
Ku dhashay Altındağ, Ankara, Turkiga
Joogga 1.75 m
Booska cayaarta Attacking midfielder,[1] winger
Macluumaadka Naadiga
Kooxda Hadda Real Madrid
Nambarka 15
Ciyaartooyda yar-yar
2014–2019 Gençlerbirliği
2019–2021 Fenerbahçe
Cayaartooyda Waawynka*
Sanadaha Team Apps (Goolal)
2021–2023 Fenerbahce 32 (7)
2023– Real Madrid 33 (8)
Xulka Qaranka
2021–2022 Turkey U17 10 (4)
2022– Turkey 12 (2)
  • Cayaaraha naadiyaasha waaweyn iyo goolasha waxaa la xisaabayaa horyaalka gudaha oo kaliya oo sida saxda ah 24 April 2025 (UTC).

† Appearances (Goals).

‡ National team caps and goals correct as of 20:54, 6 July 2024 (UTC)

Arda Güler (dhashay 25 Febraayo 2005) waa cayaaryahan u dhashay wadanka Turkiga. wuxuuna hadda dhanka weerarka uga ciyaaraa kooxda Real Madrid ee ka dhisan dalka Isbania iyo xulka qaranka dalka Turkiga.

  1. "Arda Güler". UEFA. Archived from the original on 20 Agoosto 2021. Retrieved 20 Agoosto 2021.