Asmaa binti Abii bakar

Ka Wikipedia

Asmaa bin Abiiba kar Gabar saxaabiyad ah uu dhalay Abuu bakar ahna walaasha ka weyn Caa'isha waxaa guursaday Zubeyr bin Cawaam oo kamid ahaa Tobankii janad loogu bishaareeyey [1]. Waxaa loogu yeeri jiray "Daatu nidaaqeyn" Maxaa yeelay waxey jeexday maradeyd ayadoo ugu xirtay alaabta ay wateen Nabi Muxamad scw iyo Abuu bakar maalinkii hijrada. Asmaa waxey ku dhimatay Makka 73H, waxeyna ahayd Muhaajiriinta qofkii ugu dambeeyay ee dhimashada.

  1. أسماء بنت أبي بكر، ذات النطاقين، موقع قصة الإسلام، تاريخ الولوج 10 يونيو 2016 Archived 2016-11-19 at the Wayback Machine