Makaahiil

Ka Wikipedia
Makahiil مكحيل
Harawa Zone
Meelaha ay ku badan yihiin
 Soomaaliya
 Itoobiya
 Jabuuti
Luqada

Af-Soomaali Arabic Ethiopia

Diinta

Islam

Dadka ay dhalyo wadagaan

Other Gadabuursi clans, and Dir clans such as Barsuug, Biimaal, Gurgura, Surre, Issa

Makaahiil

Makaahiil waa beel ka tirsan beel-weynta Samaroon ama Gadabuursi ee qabiil ka tirsan Beelaha Dir deegaanka ku ah gobolka [[Awdal]dagmada borama Salal iyo Gabilay iyo bulaxaar salal ee dalka iyo tulooyin ka mid ah gobolka salal ee dalka Somaliland, kilinka 5aad ee Itoobiya iyo deegaano ka tirsan wadanka Jabuuti. Beesha Makaahiil waa beelaha ugu tirada badan reer Sheik Samaron waxayna u kala baxaan sidan:

Beesha Makaahiil

  • Ciye Makaahiil (Ciye)
  • Celi Makaahiil(Celi)
  • Cabdalle Makaahiil (Bahabar cabdale)
  • Xasan Makaahiil (Bahabar Xasan)
  • Jibriil Muuse (Afguduud)
  • Bahsanayo
  • Makayl-Dheere
  • Cali Yoonis
  • Jibriil Yoonis
  • Aadan Yoonis
  • Nuur Yoonis

Beesha abdalle makaahiil waxay ukala baxdaa Reer wayd Reer Kamas. Beesha muuse makahiil waxay ukala baxaysaa 1.Makayl-dheere 2.Afarta ilma yoonis Afarta ilma yoonis waxay ukala baxayaan: 1.Nuur-yoonis (reer nuur) 2.Cali yoonis 3.Jibriir yoonis 4.Aaadan yoonis

Reeraha iyo Qabiilada Beesha Gadabuursi
Magaca Tirada Qabiilada Magacyada Qabiilada Deegaanka Sharaxaad Kooban
Beesha Habar Cafaan toban iyo labo (12) reerood
  • Xeebjire (reer Sh. Ismaaciil)
  • Muusafiin (Muse Aaden Xasan)
  • Subeer:
    • Dhagaweyne
    • Makayl (makayl Qaylo)
    • Reer Xaamud
    • Hansasacad(xasan sacad)
    • Faroole
  • Jibraacin
  • Cali Ganuun
  • Reer Yuusuf
  • Reer Ciise
  • Gobe
Dalka Somaliland:

Dalka Itoobiya:

  • Magaalada Lafo-Ciise, Dhoodaan, Jigjiga.

Dalka Jabuuti:

  • Waa tiir ka mid ah sadexda tiir ee Beesha.
  • Waa waaxda labaad ee ugu wayn Beesha.
  • Waa mida kowaad ee ugu dhaqaalaha badan Beesha.
Beesha Makaahiil Afar Oday qabiil
  • Ciye Makaahiil (Ciye)
  • Xasan Makaahiil (Bahabar Xasan)
  • Celi Makaahiil (Celi)
  • Cabdale Makaahiil (Bahabar cabdale)
  • Jibril Muuse (Afguduud)
  • Bah-Sanayo
  • Makayl-Dheere
  • Cali Yoonis
  • Jibril Yoonis
  • Aadan Yoonis
  • Nuur Yoonis (Reer Nuur)
  • Gobe yoonis
Dalka Somaliland:

Siimoodi, Weeraar, Abuqays, iyo Goronyo cowl.

Dalka Itoobiya:

  • Magaalada Awbare, Dharwanaaje, Jigjiga.

Dalka Jabuuti:

  • Waa tiir ka mid ah sadexda tiir ee Beesha.
  • Waa waaxda kowaad ee ugu wayn Beesha.
  • Waa mida labaad ee ugu dhaqaalaha badan Beesha.
Beesha Maxamed Case lix qabiil (6) reerood
  • Reer Maxamed
  • Bahabar Celi
  • Bahabar Aadan
  • Bahabar Abokor
  • Bahabar Muuse
  • Abrayn
Dalka Somaliland:

Dalka Jabuuti:

  • Waa tiir ka mid ah sadexda tiir ee Beesha.
  • Waa waaxda kowaad ee ugu geesisan uguna dagaal yahansan Beesha.
  • Waa mida labaad ee ugu ganacsiga badan Beesha waana hablo qurux badan yihiin.

Deegaamada Beesha Makaahiil iyo Doorkeeda Siyaasiga ah[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Beesha Makaahiil waxay ka tirsan tahay Beelweynta Gadabuursi, Dir, Soomaal waxana lagu tiriyaa beelaha ugu dhulka iyo tirada badan geeska afrika gaar ahaan soomalida waxay degtaa shan dal oo deris ah oo kala ah somalia somaliland iyo itoobiya iyo kenya iyo jabuuti waxa ay ukala filiqsantahay ama ku baahday deegamo badan oo dalalkaas hase ahaatee waxay beeshu deegaamo lama dhaafaan ah kuleedahay gudaha somaliland iyo itoobiya gudaha somaliland gaar ahaan gobolka awdal iyo itoobiya waxay beesha makahiil ka degtaa degamadan soosocda 1-Degmada Xariirad (somaliland) 1-Degmada Boorama( somaliland ) 2- Dhagaxa madow (som/land) 3-Degmada Boon (somliland ) 4- Weeraar (somaliland) 5- Degmada Quljeed (somaliland ) 6-DooxadaHarawo (Ethiopia) 7- Dhamal Harawa (itoobiya) 8-Degmada Ceelbaxay (somaliland) 9-Mudhamadow (itoobiya) 10- Xero-Geel (itoobiya) 11-Araabi (itoobiya) 11-Gaawa (itoobiya) 12-Gaaragumata 13-Gulfula 14-Cidhidhiga (somaliland) 15-Gabra 16-Laf-Dahabo 16- Bullooyinka (itoobiya) 17-Libaaxfuulada (itobiya) 18-Makaniisyada (itobiya-jigjiga) 19-Subulaha oo dhan (itoobiya) 20-Qabri-Nuuno (itoobiya) 21-Badhaadha Allah 22-Jeekaha (itoobiya) 22-Xardhan 23-Agoogsi (itoobiya) 24-Bardada (itoobiya) 25- Gogti (itobiya) 26-Carmo 27- Degmo Laqas (somaliland) 28- Dharwanaaje (itoobiya) 29-Layla kaal(itoobiya) 30-- Lafaciise (itoobiya) 31_ cagaarwayne (itoobiya) 32-Geel boob 33- Caynaashala dhig 34 Gogoblay (itoobiya) 35Maraalay (somaliland) 36 Abuqays (soomaliland) 37 Diniqe (somaliland) 38 shabeelay (somaliland) 39 Caro cad (somaliland) 40 cuna qabad (somaliland) 41 badanbad (somaliland) 42 Xeego (somaliland) 43 cadaad (somaliland-awdal) 44 Qolqol (somaliland) 45 satawe (somaliland) 46 ciye (somaliland) 47.Cali-cade (somalilannd) 48-Degaanka daray-macaane (somliland) 49-magaalo-cad (somaliland) 50-magaao cadceed (itoobiya) 51-Dharwanaaje (somaliland) 52-Haliso (somaliland) 53-layla-kaal (somaliland) 54-Walaal goo (somaliland ) 55-Shirwac lagu baanay (somaliland) 56-Haroorays (itoobiya) 57-Subul nirig (itoobiya) 58-Hadh qaboobe 59-laama-loosh (somaliland) waxa jira deemaamo farabadan oo aan hada halkan lagusoo koobi karin oo kuyaala somaliland oo ay beesha makahiil degaan uleedahay hadaba waxaynu sooo qaadanaynaa sida ay beesha makaahiil caasimada gobolka awdal somaliland ay u degto iyo xaafadaha ay ka degto 1.Xaafada Sheekh Cismaan 2.Xaafada Xalane 3.Xaafada sheekh cali jowhar 4.Xaafada Sheed-dheer 5.Xaafada Suldaan wabar (galbeedka magaalada) hadaba dhamaan xogaha sare ku xusani waxay cadaynayaan ama tusalaynayaan ama ay u suurayn karaan qofka akhrinaya fikir ahaan beesha makahil cudud iyo dhulba inta ay gudo markii lasameeyay baadhitaano badan waxa la ogaaday in 90% gobolada galbeedka somaliland iyo itoobiya in beesha makaahiil-samaroon-Dir-Somali ay kuleedhay aqlabiyad soojireen ah iyo mid hada taagan. waxa la ogaaday taariikh ahaan in beesha makahiil ay deganayd xeebaha gobolka -awdal -somaliland garahaan magaloyinka saylac iyo bulahaar ayna ka qayb qaateen doorar muhiima o kamida boqortooyadiii ka talin jirtay aagas ee ADAL CIVILIZATION ama ADAL EMPIRE DOORKA SIYAASADA beesha makahiil waxay si wayn uga dhex muuqatay siyaasadihii kala danbeeyay ee somalida lagasoo bilaabo xoriyadii iyo kacaankii siyaad bare iyo somaliland intaba beeshu waxay dawladii cabdirashiid cali sharmarke kasoo qabatay wasiiro muhima sida wasiirka Gaashaan dhiga iyo saraakiiil ciidan oo sarsare beeshu waxay sidokale qayb laxaadleh kulahayd saraakiisha ciidamada ee somalida waxa lagu xasuustaa General-kaahiye iyo ragkale oo farabadan beesha makahiil waxay dawladii siyadbare ka qbatay xilal ay kamid ahaayeen Wasaarada Waxbarashada oo uu madax ka ahaa AUN Aqoonyahan sare Aaaden Isak Ahamed waxa ay burburkii dabadeed beeshu Madaxwayne somaliland ka ahayd Somaliland mudo sideed Sanadood ah Madaxwayne Dahir Rayale Kahin ayana xilkaas hayay waxan meesha kamaqnayn xilalaka kale ee hoose sida xilibaanada barlamanka badhasaabyada gudomiyayaasha degmooyinka.