Jump to content

Gabiley

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Gabilay)
Gabiley

Gobalka Gabiley

غابيلي
Gabiley Regional - Gobalka Gabiley
Reer miyi ka adeeganaya Gebiley
Reer miyi ka adeeganaya Gebiley
Gobalka Gabiley
Dal Somaliland
Gobol - RegionGebiley
Dowlada
  Maamulka Gobalka

Guddoomiyaha Gobalka

Guddoomiye Ku-xigeenka

Xoghayaha Guud Ee Fulinta Gobalka Gabiley.

_________________

     Regional Administration

_________________

Governor, Deputy and General Secretary Executive.
1. Mohamed A. Jama (Bookh)
          Governor 

2. Abdirisak Ahmed Ismael (Huuno)

          Deputy Governor 

3. Abdishakur Mohamed Hassan (Gande)

General Secretary Executive
Tirada dadka
  Dhammaan89,178
Aag saacadeedUTC+3 (EAT)

Gabiley ama Gebiley (Arabic: غابيلي),

Gobalka Gabiley waa Gobalka Todobaad ee Somaliland.

Gobalka Gabiley wuxuu dhacaa Galbeedka Gobalka Maroodi Jeex ee gaar ahaan Galbeedka Caasimada Somaliland.[1] ee Hargaysa.


Gobalka Gabiley wuxu caan ku yahay Waxsoosaarka Beeraha iyo cagaarka deegaanka.

Dhacdaa

Gobalka Gabiley wuxuu dhacaa Galbeedka Gobalka Maroodi Jeex ee gaar ahaan Galbeedka Caasimada Somaliland.[2] wuxu 54 km galbeed ka jirtaa  Hargeisa, caasimada Somaliland. Gobolka waxaa woqooyi ka xiga Gacanka Cadmeed,  Galbeed waxaa ka xiga  Awdal koofurna Itoobiya, barina waa Hargeysa

Taariikh

Gabiley  waa mid ka mida magaalooyinka ugu qadiimsan gobolada waqooyiga soomaaliland markii laga soo tago Zeylac, Berbera iyo Camuud, Dhagaxaan lagu arkay ayaa sheegaya in goor aan dhwayn meeshaas lagu noolaa.

Dadka degaanka

Dadka Gobalka Gabiley ku nool waxa lagu qiyaasaa ilaa 135,430 residents.[3]

Gobalka Gabiley waxaa dega beelo kala duwan;

1. Jibriil Abokor (Sacad Muuse).[4][5] 2. Bahabar Aadan (Maxamed Case Gadabuursi) 3. Baha-samaroon (Gadabuursi) 4. Cabdalle Abokor (Sacad Muuse Isaaq) 5. Madigaan (Madigaan) 6. Akisho (Akisho) 7. Gurgure (Gurgure)

Waxbarashada

Dugsi hoose mar walba way lahayd degmadu, hase ahaatee jaamaca loogu magac daray Tima cadde ayaa la yagleelay 1999

Adeega Bulshada

Gabiley waxay leedahay isbitaal casriya oo la furay 2010, laakiin magaaladu waxay sii lahayd Isbitaal weyn

2016 waxaa degaanka loo doortay Mahamed-Amiin Omer Abdi.[6] 

Dadka caanka 

  • Prof. Ahmed Ismael Samatar (Maxamed Case)
  • Prof. Abdi Ismael Samatar (Maxamed Case)
  • Dr. Abdirahman Duale Baille (Maxamed Case)
  • Sheekh Muhumed Warsame (Reer Dalal)
  • Abdillahi Suldaan Timacade (Reer Hareed)
  • Sheikh Ali Bayle (Reer Yonis)
  • Mohamed Hasan Abdullahi "Jidhif" (Reer Dalal)
  • Mohamed Abdillahi Kahin "Ogsadey" (Ree Dalal)
  • Mo Farah (Deriyahan)
  • Nuh Ismail Tani (Reer Hareed)
  • Ibrahim Dheere (Bahabar Adan)
  • Fanaanad Aamina Abdillahi Hersi (Bahabar Aadan)

Tixraac

  1. "Districts of Somalia". 
  2.  
  3. "Regions, districts, and their populations: Somalia 2005 (draft)" Archived Luuliyo 28, 2017 // Wayback Machine (PDF).
  4. http://www.refworld.org/docid/3ae6ab704.html
  5. Phillips, Sarah. "Political Settlements and State Formation: The Case of Somaliland" (PDF). Retrieved 15 November 2020.
  6. "Khadra Gaydh: The first" Madam Mayor" in Somaliland". Hiiraan Online. Retrieved 2011-09-23.

Xigasho

Lifaaq banaanka