Jump to content

Abaarso

Ka Wikipedia
Abaarso
Degmo
Abaarso
Abaarso
Country Somalia
GobolkaWoqooyi Galbeed
Aagga waqtigaUTC+3 (EAT)

Abaarso waa degmo yar oo ku taal Gobolka  Woqooyi Galbeed ee Soomaliya. waxay dhacdaa meel  15 km Galbeed kaga beegan ee Hargeysa, waxaa ku yaala iskuulka sayniska iyo teknoolajiyada ee Abaarso.