Bulaxaar

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Bulahaar)
Jump to navigation Jump to search

Bulaxaar waa magaalo xeebeed oo qadiim ah oo ku taalo gobolka Saaxil ee somaliland. Degmada waxay kutaala xeebta buurta almis. Bulxaar waa magaalo ku fiican kalluumeysiga iyo xoolaha bulxaar waxa ku yaaley dugsi boarding school ah oo soo saarey dad baxan oo nolosha meel sare ka gaadhey waxaana ka mid ahaa suldaan maxamuud siciid maxamed Dr Ahmed cabdi shaqele Dr caagane garyaqaan crahmaan Ibrahim caalin yasin dhuxule iyo dad badan oo caana dadka reer bulhaar waa bulsho suugaan yahan ah oo gabayada iyo heesaha aad u alifa sidoo kale waa dad aftahama ah rag badan oo eroyo dhaxala ka tagey ayaa ku noolaa waxaana ka mida Farah cali dhagaseyn dayuur baarud uurmaax Tahar Yusuf (ganagana) waa magaalada uu ku dhashey abwaan ka weyn xasan xaaji claahi xasan geney

Taariikh[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Bulxaar waa degmo qadiim ah waxay magaalada Berbera ujirtaa 70km Hargeisa oo ka xigto dhinaca waqooyi beri waxay u jirtaa 170km Ceelsheekh oo ka xigto dhinaca beri waxay u jirtaa 16km. Goobta ayaa la rumeysan yahay inay la xiriirto Dekadda Ganacsi ee qadiimka ahayd ee (Isis) oo uu sharxay aqoonyahankii Pliny the Elder .[1] Sida laga soo xigtay Pliny, Dekadda Isis waxay xarun u ahayd ganacsiga malmalka.








  1. . Zaunrith'sche Buch-, Kunst- und Steindruckerei. 1941. p. 212 https://archive.today/20140922204217/http://ww.google.com/books?id=Ko7PAAAAMAAJ. Waxaa laga kaydiyay the original 2014-09-22. Soo qaatay 22 September 2014.  Barameter aan la aqoon |url-status= ignored (caawin); Maqan ama ebar |title= (caawin)