Bulaxaar

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search

Bulaxaar waa magaalo xeebeed oo qadiim ah oo ku taalo gobolka Saaxil ee somaliland. Degmada waxay kutaala xeebta buurta almis. Bulxaar waxaa ku badan beesha Abokor ciise muuse ee HabarAwal.

Taariikh[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Bulxaar waa degmo qadiim ah waxay magaalada Berbera ujirtaa 70km Hargeisa oo ka xigto dhinaca waqooyi beri waxay u jirtaa 170km Ceelsheekh oo ka xigto dhinaca beri waxay u jirtaa 16km.