Jigjiga

Ka Wikipedia

Coordinates: 09°21′N 42°48′E / 9.350°N 42.800°E / 9.350; 42.800

Jig-jiga

Jigjiga
Caasimadd
Wadada ugu caansan Jijiga ee loo yaqaano Laanta Hawada.
Jig-jiga is located in Ethiopia
Jig-jiga
Jig-jiga
Meesha ka dhacdo Itoobiya
Dalka Itoobiya
DeegaankaDDS
Joogga
1,609 m (5,279 ft)
Tirada dadka
(2012)
 • Dhammaan199,756
Aag saacadeedUTC+3 (EAT)

Jijiga (Af Ingiriis : Jigjiga; Amxaari: ጅጅጋ) waa caasimadda DDS amaba Soomaali Galbeed ee bariga wadanka Itoobiya.Jigjiga waxay ka tirsan tahay Gobolka Faafan waxayna 80 km (50 mi) dhinaca Bari kaga beegan tahay magaalada Harar. Sidoo kale, magaaladani waxay dhacdaa 60 km (37 mi) dhinaca Galbeed wadanka Soomaaliya.

Waa magaalo taariikhi ah oo kamid kuwa ugu caansan dhulka ay Soomaalidu leedahay,Waana Xarun ganacsi oo muhiim u ah isku xidhka guud ahaanba gobolada Deegaanka Soomaalida iyo Itoobiyada kale sidoo kalena xuduud la leh dalka Soomaaliya gaar ahaan gobolada Waqooyi ee la baxay Soomaaliland waxaana ay kuxidhantahay dekedda weyn ee Magaalada Ber-bera halkaas oo badeecooyin aad ubadan ay kasoo degtaan una gudbaan dalka Itoobiya iyo deegaanka intiisa kaleba.

Cimilada Jigjiga

Faahfaahin Cimilada Jigjiga
Bilaha Jan Feb Mar Apr May Jun Jul Aug Sep Oct Nov Dec Sanad
Kuleel aan darnayn °C (°F) 25.8
(78.4)
26.7
(80.1)
28.2
(82.8)
26.7
(80.1)
27.3
(81.1)
26.7
(80.1)
25.6
(78.1)
25.9
(78.6)
26.5
(79.7)
26.7
(80.1)
26.2
(79.2)
25.6
(78.1)
26.49
(79.69)
Maalinle °C (°F) 16.4
(61.5)
18.4
(65.1)
20.3
(68.5)
20.2
(68.4)
20.9
(69.6)
21.1
(70.0)
20.5
(68.9)
20.6
(69.1)
20.7
(69.3)
18.9
(66.0)
17.4
(63.3)
16.9
(62.4)
19.36
(66.84)
Hoos udhaca kuleelka °C (°F) 7.1
(44.8)
10.2
(50.4)
12.4
(54.3)
13.7
(56.7)
14.6
(58.3)
15.5
(59.9)
15.5
(59.9)
15.3
(59.5)
14.9
(58.8)
11.2
(52.2)
8.7
(47.7)
8.2
(46.8)
12.28
(54.10)
Roobka mm (Faraha) 11
(0.43)
25
(0.98)
47
(1.85)
105
(4.13)
93
(3.66)
56
(2.2)
84
(3.31)
127
(5)
101
(3.98)
41
(1.61)
16
(0.63)
6
(0.24)
712
(28.03)
Dhado 49.4 46.7 51.7 61.6 63.1 64.5 63.9 64.1 62.7 57.7 49.9 50.3 57.13
Source: Climate Data[1]

Tixraacyada

  1. http://en.climate-data.org/location/3651/. Soo qaatay 10 May 2013.  Maqan ama ebar |title= (caawin)