Baalcad

Ka Wikipedia

baalcad ( arabic: بالعد english: bal'ad soomaali: baalcad. Baalcad absame kuumade kablalax daarood ismacil jaberti.) Waa qabiil soomaliyeed oo kamida qabiilada daroodka. Baalcad waa ina absame kumade kablalax daarood. Baalcad waxa ay deegaan ku yihiin gobolada somali galbeed , somalia gaar ah jubaland iyo kenya.

Baalcad Waxa uu dhalay shan (5) wiil.

1, birinbire baalcad

2, hintire baalcad

3, quran jecle baalcad

4, mahamed alam baalcad

5, sure baalcad