Been

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Boga "beenale" iyo "beenlow" halkan ayaa laga soo toosiyay.
muuqaal been iyo wax aan dhici karin
Sawirka nin caan ku ah sheekooyinka beenta

Been (Af-Ingiriis: lie; Af-Carabi: كذب) waa soo gudbinta iyo sheegida war ama xaalad si khaldan.[1] Beenta waxaa ka soo horjeeda run. Sidoo kale beenta waa sheegida si khaldan (si ka duwan xaqiiqada) dhacdo, war, marxalad iyo wixii la mid ah. Sida caadiga ah, inta ugu badan diimaha, filosofiga, iyo cilmigu wuxu aad u dhiirigeliyaan in beenta laga fogaado, iyo in qofku noqdo mid run sheeg ah oo sida xaqiiqada ah wax u sheega.

Diinta Islaamku waxay faraysaa dhammaan dadka muslimiinta ah ineey ahaadaan kuwo runsheeg ah, hadii kale waxay galayaan dembi lagu ciqaabi doono aakhirada.

Guud ahaan, beentu waa soo gudbinta iyo ka waranka dhacdooyinka iyo macluumaadka si khalad ah oo ka duwan xaqiiqada iyo runta.[2]


Runta iyo Diinta[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Inta ugu badan diimaha aduunku waxay dadka faraan in runta la caadeysto.

Qoraalo Kale[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Linkiyo[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Tixraac[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

  1. name = Merriam-Webster-def Merriam-Webster's Online Dictionary, truth, 2005
  2. Oxford English Dictionary (online): Definition of "narrative"
Commons-logo.svg
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: