Cadaab

Ka Wikipedia
Bosch Jardin des delices detail.jpg
Muxamed, oo ay weheliyaan Buraq iyo malaa'ig Jibriil waxay booqdaan Jahannama (Cadaabta Islaamka).
Kani waa maqaal ku saabsan cadaabt. Bogag kale fiiri Aakhiro, Janno

Cadaab (ingiriis: Hell; carabi: جحيم) (sidoo kale loo yaqaano "Naar") waa hooyga aakhiro la gelin doono dadka iyo jinka intooda dambiilayaasha ah iyo guud ahaan inta Alle (s.w.t) u qorsheeyay ineey galaan.

Cadaabtu waa dab ololaaya oo si daran u gubi jidhka la geliyo taas oo weligiis qofkaasi ku jiri doono cadaabta, ilaa Alle u naxariisto.

Sida kitaabka Quraanku inoo sheegay, waxaa jira todoba Cadaabood oo kala hooseeya isla markaana kala ciqaab iyo kulely badan.

Dadka cadaabta gala waxaa loo yaqaanaa Ehlu Naar.

Cadaabtu waxaa lid ku ah janoda.

waxaad ogtihiin ina janada laguwaaraayo..

hanoqon aakhiro seeg..

hamoogaan janada iyo quruxdeeeda


Kuwa dhinto jiritaankooda wuu dhammaadaa. Naar weligeed ah lagu ma cadaabo.