Cadaab
Appearance
(Waxaa laga soo toosiyay Naar)
Cadaab (ingiriis: Hell; carabi: جحيم) (sidoo kale loo yaqaano "Naar") waa hooyga aakhiro la gelin doono dadka iyo jinka intooda dambiilayaasha ah iyo guud ahaan inta Alle (s.w.t) u qorsheeyay ineey galaan.
Cadaabtu waa dab ololaaya oo si daran u gubi jidhka la geliyo taas oo weligiis qofkaasi ku jiri doono cadaabta, ilaa Alle u naxariisto.
Sida kitaabka Quraanku inoo sheegay, waxaa jira todoba Cadaabood oo kala hooseeya isla markaana kala ciqaab iyo kulely badan.
Dadka cadaabta gala waxaa loo yaqaanaa Ehlu Naar.
Cadaabtu waxaa lid ku ah janoda. waxaad ogtihiin ina janada laguwaaraayo.. hanoqon aakhiro seeg.. hamoogaan janada iyo quruxdeeeda Kuwa dhinto jiritaankooda wuu dhammaadaa. Naar weligeed ah lagu ma cadaabo.