Jini

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search

Jini

Jinku waa noole ka mid ah abuurka Ilaahay (s.w.t), kuwaas oo ku nool oogada sare ee dhulkaa.

Jinka oo sida dadka u nool qoysas, qabiilo iyo bulshooyin ayaa ah wax isha bani-aadamku qaban karin.

Sidoo kale, si la mid ah aadamaha ayaa Jinku u dhashaa, jidhkiisu u koraa, ugu dambayna u dhintaa.

Sida diintu inoo sheegtay, jinku wuxuu leeyahay ilbaxnimooyin iyo xadaarado isaga u gaar ah.Jinku wuxuu leeyahay diimo kala duwan, sida muslimiin,masiixiyiin,jinku waxay qabtaan howlo aan dadka u fududayn inay qabtaan


c rashid xasan