Run

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi

Run (Af-Ingiriis: Truth; Af-Carabi: حقيقة) waa sida ugu saxsan ee war ama xaalad tahay.[1] Runta waxaa ka soo horjeeda been. Sidoo kale runtu waa sheegida xaqiiqada sida ugu saxsan ee dhacdo, war, marxalad iyo wixii la mid ah. Sida caadiga ah, inta ugu badan diimaha, filosofiga, iyo cilmigu wuxu aad u dhiirigeliyaan sheegida runta, iyo in qofku noqdo mid run sheeg ah oo sida xaqiiqada ah wax u sheega.

Diinta Islaamku waxay faraysaa dhamaan dadka muslimiinta ah ineey ahaadaan kuwo runsheeg ah, hadii kale waxay galayaan dembi lagu ciqaabi doono aakhirada.

Guud ahaan, runtu waa soo gudbinta iyo ka waranka dhacdooyinka iyo macluumaadka xaqiiqada ah ee aduunka ka dhaca maalin kasta taasi oo lagu soo gudbiyo si maqal, muuqaal ama qoraal ah.[2]


Runta iyo Diinta[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Inta ugu badan diimaha aduunku waxay dadka faraan in runta la caadeysto.

Qoraalo Kale[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Linkiyo[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Tixraac[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

  1. name = Merriam-Webster-def Merriam-Webster's Online Dictionary, truth, 2005
  2. Oxford English Dictionary (online): Definition of "narrative"
Commons-logo.svg
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: