Jump to content

Buluuto

Ka Wikipedia
Buluuto

⯓

Buluuto (Af Carabi: بلوتو, Af-Taliyaani: Plutone, Af Ingiriis: Pluto; astaan: ⯓[1] ama ♇[2]) waa meere yar oo ka samaysan dhagaxaan iyo baraf oo ku yaala cidhifka Bahda Midaysay Qoraxdu. Buluuto waa meeraha tobanaad (10) ee ugu cufka iyo mugga weyn Bahda Midaysay Qoraxdu, sidoo kale waa 1/6 xajmiga dayaxa dhulka.

Meerahani wuxuu u jiraa qoraxda masaafo lagu qiyaaso 4.4 - 7.4 bilyan kilomitir, waxayna ku qaadataa ilaa 49 sanno in uu hal mar qoraxda ku wareego. Taas micnaheedu waa halka sanno ee Buluuto wuxuu u dhigmaa 49 sanno dhulka.

Meerehan waxa la helay sanadku markuu ahaa 1930kii, isla markaana lagu daray tirada Bahda Midaysay Qoraxdu.

Meeraha Buluuto wuxuu leeyahay shan (5) dayax oo kala ah:

  • Charon [Karon] oo ah dayaxa ugu weeyn kaas oo le'eg kala badh xajmiga Buluuto.
  • Nix [Niks]
  • Hydra [Hidra]
  • Kerberos, iyo
  • Styx [Stiks]

Taariikhda Docay

[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Tirada Dayax ee Buluuto

[wax ka badal | wax ka badal xogta]


Meeraha Buluuto wuxuu leeyahay shan (5) dayax oo kala ah:

  • Charon oo ah dayaxa ugu weeyn kaas oo le'eg kala badh xajmiga Buluuto.
  • Nix
  • Hydra
  • Kerberos, iyo
  • Styx

Buluuto : Clyde William Tombaugh, 1930.


  1. JPL/NASA (2015-04-22). "What is a Dwarf Planet?". Jet Propulsion Laboratory. Retrieved 2022-01-19.
  2. John Lewis, ed. (2004). Physics and chemistry of the solar system (2 ed.). Elsevier. p. 64.