Cali Garaad

Ka Wikipedia

Cali garaad waa beel ka mid ah beelwaynta Faarax Garaad ee reer darawiish .

Taariikh[wax ka badal | wax ka badal xogta]

sida ee beesha u kala baxdo[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Cali Garaad waxa uu ahaa curadkii Garaad faarax .

Faarax Garaad waxa uu dhalay 5 Wiil oo kala Ah ;

  • Cali Garaad
  • Bah Cali Geri
  • Ararsame
  • Maxamed Garaad (baharsame)
  • Guuleed Garaad (barkad)
  • Yaasiin Garaad .

Beesha Cali Garaad waxa ay Dagaan dagmooyin farabadan haba u badnaadeen xagga Dawlad deegaanka DDSI iyo qaybo ka mid ah gobolka Cayn, Buuhoodle.

Beesha Cali Garaad waxa ay u kala baxaa 4 raas ama jifo, Waxa ay kala yihiin .

  • Reer Cali Dalab
  • Reer Khayr
  • Reer Kooshin
  • Reer Cilmi .