Jump to content

Cenk Tosun

Ka Wikipedia
Cenk Tosun
Tosun oo u Safan Xulka Qaranka Turkiga
Macluumaad Xirfadeed
Saddex Magac Cenk Tosun
Dhashay (1991-06-07) 7 June 1991 (Da’da  34)
Ku dhashay Wetzlar, Jarmalka
Joogga 1.83 m (6 ft 0 in)
Booska cayaarta Weeraryahan
Macluumaadka Naadiga
Kooxda Hadda Beşiktaş JK
Nambarka 23
Ciyaartooyda yar-yar
1997–2009 Eintracht Frankfurt
Cayaartooyda Waawynka*
Sanadaha Team Apps (Goolal)
2009–2010 Eintracht Frankfurt 1 (0)
2011–2014 Gaziantepspor 109 (39)
2014– Beşiktaş JK 47 (13)
Xulka Qaranka
2010–2011 Jarmalka 21 jirka ah 2 (1)
2012 Turkiga 21 jirka ah 2 (0)
2011– Turkiga Kooxda 2aad 12 (7)
2013– Turkiga 9 (3)
  • Cayaaraha naadiyaasha waaweyn iyo goolasha waxaa la xisaabayaa horyaalka gudaha oo kaliya oo sida saxda ah 18 May 2016.

† Appearances (Goals).

‡ National team caps and goals correct as of 25 March 2016

Cenk Tosun waa cayaaryahan u dhashay wadanka Turkiga. wuxuuna hadda dhanka weerarka uga ciyaaraa kooxda Beşiktaş JK ee ka dhisan magaalada Istanbul iyo xulka qaranka dalka Turkiga. wuxuu hore ugu soo dheelay kooxaha Gaziantepspor iyo Eintracht Frankfurt ee ka kala dhisan dalalka Turkiga iyo Jarmalka.

Cenk Tosun oo Beşiktaş u dheelaya