Cillad shakhsiyadeed

Ka Wikipedia

Cillad shakhsiyadeed (Af Ingiriis : personality disorder; character disorder; Af Carabi : ar‎) waa jawi, dabeecad iyo xaalad damiir khalkhal ah ee ku dhacda shakhsiyadda iyo dabeecadda. Cillad-shakhsiyadeednimada waa talaabo shaqsiyadeed oo isbedelid lahayn, oo xasarado bulsho weynta uu geeysta. Diin ahaan, iyo Islaam ahaan, dadka dabeecadaas qaba waa marfuu'ul qalam (مرفوع القلم). Cillada Shakhsiyadeed ee kala duwan waxaa lagu diwaangeliya daabacaadka DSM (Diagnostic and Statistical Manual of Mental Disorders) ee hay'adda Maraykanka ee American Psychiatric Association.[1]

La Xidhiidha[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  1. Magnavita JJ (2004). "Chapter 1: Classification, prevalence, and etiology of personality disorders: Related issues and controversy". Handbook of personality disorders : theory and practice. Wiley. ISBN 0-471-20116-2. OCLC 52429596.