Culeys
Appearance
Culeyska Waa awooda cuf-jiidashada ee dhulka, waxaana ogaaday aqoonyahakii Isxaaq Niyuton waxaana lagu cadeeyey Buuga lagumagacaabo Philosophiæ Naturalis Principia Mathematica

g Waa Cuf isjiidka
Tusaale ahaan Haddii ay Cufnaanta walaxi tahay 200 Garaam, Cuf isjiidka waxa uu noqonayaa 2 Niyuton oo macnaheedu tahay Culeys ka.
Haddii ay tahay Cufnaanta Walaxi dhulka guudkiis 1000 Garaam oo ah 1kg ,Cuf-jiidka dhulka waxa uu noqonayaa ku dhawaad 10 Niyuton,taa Oo macnaheedu yahay 1kg waa Ku dhawaad 10 Niyuuton.
Cuf isjiidka meerayaasha hawada sare
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Jadwalkaan waxa uu kutusayaa xiriirka kadhaxeeya dhulka iyo Meerayaasha kale.
| Meerayaasha | Bar bardhigga dhulka | m/s² |
|---|---|---|
| Qoraxda | 27,90 | 274,1 |
| Meerkuri | 0,3770 | 3,703 |
| Waxaraxir | 0,9032 | 8,872 |
| Dhulka | 1 (Si loo Qeexo) | 9,8226 |
| Bilsha (Dayaxa) | 0,1655 | 1,625 |
| Farraare (marikh) | 0,3895 | 3,728 |
| Cirjeex (cirjir) | 2,640 | 25,93 |
| Raage (Saxal) | 1,139 | 11,19 |
| Uraano | 0,917 | 9,01 |
| Nebtuun | 1,148 | 11,28 |