Dardaniil
Appearance
Kanaalka Dardaniil (Af-Turki: Çanakkale Boğazı) waa marin biyood caalami ah oo isku xira Badda Iija iyo Bada Marmara, biyo mareenkaan ayaa kala gooya turkiga qaybta bari ee weyn iyo jasiirada jalibuli ee xigta dhinaca yurub, taasoo isla turkiga uun ah. marin biyoodkan ayaa gaaraya dhirir ahaa ilaa 61 km, ballaciisuna wuxuu u dhexeeyaa 1.2 ila 6km. hoosna wuxuu u qodanyahay 50 ilaa 60m.
Dowladii cusmaaniya markay Qusdandiiniya qabsatay waxay ka dhistay dhinacyada marin biyoodkan qalcaddo adag oo aysan soo hawaysan karin maraakiibta cadowgu.