Dastuur

Ka Wikipedia
Destuur

Dastuur (Af Ingiriis : constitution; Af Carabi : ar‎) waa qaanuunka ama heshiiska ugu sareeya ee xadida haykalada aasaasiga ah ee dawladi leedahay iyo nidaamka xukunka ee xeer u ah shacab ama bulsho nidaam wadaaga, nidaamkaasi ha ahaado mid jamhuuri ah am mid boqortooyo ah waxaa kale oo uu dastuurku xadidaa sawirka xukuumadda sida jamhuuriyad barlamaani ah ama mid raysalwasaare leh. Dastuurku waashayga qofkasta xaqiisa u damaanad qaadaa.

maamulku waxa uu ka koobanyahay sadaex oo kala ah maamulaka sharciyaynta oo ah baarlamaanka iyo maamulka fulinta oo ah madaxa dawladi leedahay sida golaha wasiirada ama madaxwaynaha ama boqorka iyo golaha xeerilaalinta sadexdaba waxa maamula dastuurka

Sharaxaad[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Macanaha kalmada dastuur asal ahaan waxay kasoo jeedaa af faarisiga ee lagaga hadlo wadeanka Iiraan dastuur waa qaanuunka wadamada ama dawladuhu ay ku maamulaan dadka kunool

Sidoo Kale Fiiri[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]