Derri

Ka Wikipedia

Degmaada Ceeldaraad sidoo kale loo yaqaano Degmada Derri waa degmo ka tirsan gobolka [Galgaduud]. waxaa degmo ahaan loo aqoonsaday sanadki 2001.

Degmada waxeey xaduud la leedahay Ceelbuur oo waqooyi ka xigto, Galhareeri oo bari ka xigto, Ceeldheer oo koofur ka xigto, Wabxo oo waqooyi galbeed ka xigto iyo Budbud oo dhanka koofur galbeed ka xigto.


Degmada Ceelbuur oo ah degmada ugu qadiimisan gobolada dhaxe waxay u jirtaa 57 km.dagmada wabxo waxay ujirtaa 61 km dagmada galhareerine waxay ujirtaa 66 km.

Dhaqaalaha[wax ka badal | wax ka badal xogta]

magaalada dhaqaala heeda wuxu ku tiirsan yahay beeraha, iyo xoolaha nool sida Geela, Ariga iyo Lo,da .

Beelaha u badan ee dego[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Magaalada Waxaa degan beesha murusade, gaar ahaan hilibi maxamed iyo Daguuro Maxamed Habar maxamed, Tirada dadka degan waa 27,374 tira koob ki ugu dan beeye ee la sameeye.

degmada Waxaa ku yaal dugsi hoose dhaxe iyo sare oo lagu magacaabo Ceeldaraad Primary And Secondary School, isbitaalo caafimaad, iyo maraakis diinta lagu barto .

Ciyaaraha[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Ciyaaraha caanka ee ku tahay ee laga ciyaaro waxaa kamid ah wilisiqo gadoon waalo oradada bootinta Falaarta tartan ka fardaha iyo kubada cagta ,

Magaalada Muqdisho waxa ee u jirtaa Degmada ceeldaraad 375 km oo dhanka koofureed ah

Degmada Ceeldaraad dadka ka soo jeeda ee caanka ah waxaa kamid ah[wax ka badal | wax ka badal xogta]

1. Siyaasi Maxamed Qanyare Afrax

2. General Faarax Cabdulle Gacal (Garam Garam)

3. Cali Maxamed Cosoble Wardhiigeley (Wasiir/Xildhibaan Aas-aasihii USC

4. Xildhibaan Maxamed Abuukar Cali (Jacfar)

5. Cali gacal Casir (Gudoomiyii baarlamaanka Galmudug)

6. Suldaan Xaaji Xasan Gardheer (Nabadoon Caanka ahaa Somalia)

7. Nabadoon Geedi Ciyoow Calasow (Ciyoow Ganle)

8. Suldaan Xasan maxamed Sabriye (Xasan Madoow) Suldaanka Guud ee Beesha murusade

9. Nabadoon Cabdulqaadir Sh. Xuseen Bacadoow (Wabiin) Nabadoonka guud ee dhaqanka beesha Daguuro

10. Nabadoon Cabdullahi Axmed Ciire (Cashara) Nabadoonka guud ee dhaqanka beesha Hilibi

11. Sheekh Maxamed faarax Culusow (SHeekh Caan ah)

12. Sheekh Xuseen Bacadoow

13. Coll. Ciise Xasan Caraale (Jiijiile)

14. Halgamaa Maxamed Kheyre (Dhagaxtuur)

15. G/Sare Daahir C/ Axmed Cadaawe

16. Prof G/sare Yaxye Cali ibraahim Hareeri

17. Coll. Maxamed Guure Xareed

18. Cabdulle Qanyare Afrax

19. Gashanle Ciise indhooy

20. Agaasime Axmed Faarax Maxamed (Gaatamow)

21. Nabadoon Socdaal Jiisow Cosoble

22. Abwaan Barre Maxamed Fiidoow (Leento)

22. Nabadoon maxamed Yare Siyaad

23 Gashanle Axmed Maxamuud Jimcaale

24. Gen. Xaaji Maxamed Ceynte

25. Col. Maxamed Gaaboow Jimcaale

26. Ciyaaryahan Jibriil Xasan Fariid (Jibriil Malag)

27. Fananada Farxiya Axmed cadaawe (Farxiya Fiska)

28. Fanaanka Maxamed Xasan Shiikh Deko

29. Fanaanka Cabdinajiib Cabdi wehliye (Najii Alfa)

30. Fanaanada Nasteexo Aadan Cabdi ladan

31. Gud. Cabdiskakuur Abuukar Macallin (Rooble)

32. Gud. Mustaf Cali Kheyre

33. Gud. Axmednuur Cabdi Siyaad

34. Nabadoon Xujaale Cabdulle Jiisow

35. Suldaan Sh.Ibraahim Sh.Xasan Fagaareeye

35. Xildhibaanad Naciimo Maxamed Gacal

36. Xildhibaan Cabdiwali Maxamed Qanyare

37. Xildhibaan Cumar Maxamuud Mahadalle

38. Xildhibaan Aadan Xaaji Xasan gardheer

39. Ganacsade Cabduqaadir Xasan Ciise (Milkiilaha Shirkada korontada Blue Sky)

40. liibaan cismaan sabriye (quusiye)

41. CabdiCalas Maxamed guure (Gud.jaaliyada somaliyed ee south Africa)

42. Nabadoon Axmadeey Khaliif Cadow

43. sheikh adan nuur indhooy

44. ismaaciil xuseen nuur (ruush)

45. G/Sare Mohamud Fidow Dhiblaawe ( Fadalaxun )

46. Mohamed Abdullahi Mire

47. Maxamud Qanyare

48. Eng Shaafici Cabdiraxmaan Xujaale

49. Xildhibaan Dayax Axmed Cumar

50. Weriye Maxamed Xaaji Xuseen Raage

51. Coll. Cabdi shire Gaandaxley

52. Prof. Mohamed Ibrahim Abdulle

53. Salaad Maxamuud Eybakar (Salaad Tuurre)

54. Cadow Gaawoxo Shamati

55. Macallin Cabdullaahi Cali Tooxow

56. Ganacsade Shiikh Cabdullaahi Gacal Maxamuud

57. Ganacsade Maxamed Cali Cirro (Raage)

58. G/Sare Sheekh Ciise maxamuud Jimcaale

59. Xasan Maxamed Cilmi (Xassan Fariid)

60. Musician & Mulaxan Xasan Sabriye Afrax (Xasan Gareyd)