Wabxo
Appearance
Wabxo | |
|---|---|
Magaalo | |
| Coordinates: 4°31′00″N 46°17′00″E / 4.5167°N 46.2833°E | |
| Wadanka | |
| Gobolka | Galguduud |
| Aag saacadeed | UTC+3 (EAT) |
Wahbo District (Soomaali: Wabxo ), waa degmo qurux badan oo ku taal koonfurta gobolka Galguduud ee Soomaaliya . Fogaanta Wabxo iyo Ceelbuur waa 43 KM, Wabxo iyo Muqdisho waa 333 KM.
Bishii Juun 5, 2009, Wabxo waxaa ka dhacay dagaalkii Wabxo , waxaa ku dagaalamay hal dhinac, jabhado ka tirsan Xisbul Islaam iyo Al-Shabaab iyo dhinaca kale maleeshiyaad taabacsan dowladda kumeelgarka ah ee Ahlu Sunna Waljameeca . In ka badan 123 ayaa la dilay, waxay noqotay mid ka mid ah dagaalladii ugu cuslaa ee ka dhaca dagaalladii sokeeye ee Soomaaliya .
Tixraac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Halkan ka daawo sawirka hawada sare ee Wabxo.