Dhabar

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Dhabarka dadka.
lafaha feedhuhu waxay ka hooseeyaan jiidhka iyo hilibka dhabarka saaran

Dhabar, Dhabarka Dadka (Af-Ingiriis: Human back; Af-Carabi: ظهر) waa qaab-dhismeedka waaxda dambe ee jidhka dadka iyo xayawaanka. Dhabarku waa xubno balaadhan oo is-heysta isla markaana si buuxda u wada shaqeeynaya. Sidoo kale dhabarku wuxuu ka samaysan yahay jiidh, muruqyo iyo seedo kuwaasi oo ku daboolan lafaha feedhaha.

Guud ahaan, jidhka bani-adamku wuxuu ka samaysan yahay madax, qoor, ubuc (waa lakabka dhexe ee jidhka oo ka kooban laab, calool iyo wixii ku dhex jira), labo gacmood iyo labo lugood.

Muuqaal[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Tixraac[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Commons-logo.svg
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: