Dhulbare

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Dhul baraha)

Coordinates: 0°0′0″N 77°59′31″W / 0.00000°N 77.99194°W / 0.00000; -77.99194 (highest point on the Equator)

Dhulbare
Wadanada uu dhexmaro xariiqda Dhulbadhaha (casaan) iyo wadanada uu dhex maro xariiqda Meridian (cirdhow)

Dhulbadhe, Dhulbare (Af Ingiriis : equator; Af Carabi : ar‎) waa xariiq qaloocanoo ku soo meereesto soo wareegta goobada meere taasi oo u kala qeybisa labo gobol.

Sida caadiga ah, Dhulbadhe waa xariiq khiyaali ah oo dhulka u qeybisa Cidhifka Waqooyi iyo Cidhifka Koonfur. Sidoo kale, xariiqda dhulbadhuhu waxay leedahay dherer dhan 40,075 km; taasi 78.7% ka mid ah dhex marto biyaha badaha iyo 21.3% oo dhul dhex marta.

Guud ahaan, dhamaan meerayaasha koonka waxay dhamaantood leeyihiin xariiq dhulbadhe.[1]

Sharaxaad[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Dhulbadhe waa xariiq dhexmarta meere kasta taasi oo u qeybisa labo gobol; koonfur iyo waqooyi. Dhulbadha, sidoo kale loo yaqaano Xariiqda Dhexe waxay meeraha dhulka ka dhex martaa qaarada Afrika, Badhtamaha Ameerika, iyo qeybo ka mid ah Aasiya.

Sidoo kale fiiri[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]


  1. Other planets and astronomical bodies have equators similarly defined.
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: