Dhulka Carabta
Dhulka Carabta
| |
---|---|
Luqadda Rasmiga | Af-Carabi & Af-Turki |
Xubinnimada | |
Baaxada | |
• | 13,333,296 km2 (5,148,014 sq mi) |
• Water (%) | 3.08 |
Shacabka | |
• 2017 estimate | 450,652,486 |
Dhulka Carabta (Sidoo kale loo yaqaa Dalalka Carbeed ama Dunida carabta) waa ereybixin Juqraafi-Siyaasad -oo loogu yeero mandiqad ama gobol leh juqraafiluqad iyo dhaqan wadaag ah, Dunida Carabta ama bariga Dhexe , oo si rasmi ah u ah waddankii Carabta, sidoo kale loo yaqaan Qaranka Carabta, Carabta, ama dawladaha Carabta, waxay ka kooban yihiin 23* waddan oo Carab ah oo xubin ka ah Jaamacada Carabta.` Inta badan wadamadaas waxay ku yaalaan Bariga Dhexe, Waqooyiga Afrika.
Jaamacadda Carabta waxaa la aasaasay 1945, waxay leedahay 23*` xubnood iyo shan xubnood oo goobjoogayaal ah: Armania; Brazil;• Eritrea;-)• (-:Republic of Hindiya, iyo Venezuela. Jaamacadda Carabta lafteedu waxay korjoogto ka tahay dhawr urur oo caalami ah iyo kuwo heer gobol ah, sida ururrada Aan Isbahaysiga ahayn, Midowga Afrika, Qaramada Midoobay, waxayna dhawreen shirar dhawr ah oo Midowga Yurub ah.!!`