Jump to content

Doorashada Madaxweynaha Turkiga, 2014

Ka Wikipedia
Doorashada Madaxweynaha Turkiga 2014

 2007 10 Agoosto 2014 2019 
Ka-qaybgal74.13%
 
Candidate Rajab Dayib Erdogaan Akmaludiin Ixsaan Oglo Salaaxudiin Demirdaash
Xisbi Xisbiga Caddaaladda iyo Horumarinta Lua error in package.lua at line 80: module 'Module:Political party/S' not found. Xisbiga Shacbiga Dimoqraadiga
Popular vote 21,000,143 15,587,720 3,958,048
Percentage 51.79% 38.44% 9.76%

Midabka jaallaha Wuxuu muujinayaa gobollada uu ku guuleystay Rajab Dayib Erdogaan، iyo Midabka guduudan wuxuu muujinayaa gobollada uu ku guuleeystay Akmaludiin Ixsaan Oglo، iyo midabka aranjada ah wuxuu muujinayaa gobollada uu ku guuleeystay Salaaxudiin Demirdaash.

Madaxweyne before election

Cabdalla Guul
Xisbiga Caddaaladda iyo Horumarinta

Elected Madaxweyne

Rajab Dayib Erdogaan
Xisbiga Caddaaladda iyo Horumarinta

Waxay dhacday 10 agoosto 2014 doorashada madaxtinimada si loo doorto Madaxweynaha Turkiga ee laba iyo tobanaad, waana markii ugu horreysay doorashada madaxweynaha jamhuuriyadda Turkiga Doorasho toos ah.[1], natiijadiina waxay ku dhamaatay guusha raysulwasaarihii hore ee Turkiga Rajab Dayib Erdogaan isla wareegga koowaad, asigoo helay in ka badan 50% codadka cod bixiyeyaasha.

  1. "Turkey sets Aug 10 for presidential election: source". Archived from the original on 22 March 2014. Retrieved 21 March 2014. {{cite web}}: Unknown parameter |ciwaan= ignored (help); Unknown parameter |dead-url= ignored (|url-status= suggested) (help)