Dowlad madax banaan
Jump to navigation
Jump to search
Dowlad madax banaan ama wadan madax banaan(Af Ingiriis : Sovereign state; Reer aw xasan waa beel kamid ah) waa dowlada ka talisa dhul cayiman, gude iyo dibadba ku madax banaan, qaanuun iyo degaan joogto ahna leh. Dowladaha madaxa banaan ee caalamka waxay intooda ugu badan xubin ka yihiin Ururka Qaramada Midoobay.