Duur Joog

Ka Wikipedia
Panthera tigris
Kani waa maqaal ku saabsan xayawaanka duurjoog ah. Maqaalo u micno dhow fiiri xayawaan, gurijoog iyo xoolo
Shabeel
Gool
Libaaxu waa xayawaanka duurjooga ah.
Masku waa xayawaan khatar badan oo duurjoog ah.
Waraabuhu waa xayawaan duurjoog ah.
Harimacadku waa bahal ka mid ah Bahda Bisada.
Yeeygu waa xayawaan khatar badan oo duurjoog ah.

Duurjoog (Af Carabi : ar‎, Af-Taliyaani : fauna, Af Ingiriis : wildlife) waa erey bixin ay leeyihiin dhamaan wixii ku nool duurka, oon aadana soo dhex gali karin,

Duurjoogtu waa dhamaan xayawaanka ku nool duurka, keymaha, buuraha, iyo deegaanada ka fog magaalooyinka.

Duurjoogta waxaana ka mid libaaxa, waraabaha, shabeelka, harimacadka, yeyda, butida, masaska, iyo kuwo kale oo badan.

Duur joogta ayaa awal gaar ku ahaan jirtay noolaha duurka ku nool, dhawaan ayaase la isku waafaqay in dhirtana lagu daro duur joogta iyo dhamaan cayayaanka nool ee ku nool duurka oo ah meelaha aadanuhu ka fogyahay,[1]

Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  1. https://en.wikipedia.org/wiki/Special:BookSources/978-94-010-8315-7