Gumaroow

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Question book-4.svg
Maqaalkaan malahan xog caddayn ah.

Qoraalkaan hoose waxaa ka maqan tixraac xog caddayn ah ama reference. Fadlan ku caawi wikipediya sidii oo u noqon lahaa qoraal sax ah, ku soo dar xog caddayn ah meesha aa ka soo ogaatay. Qoraalada aan leheen xog caddeyn ah waxaa dhici karto in laga saaro meeshaan.

Gummaroow, Somalia, tuulada Gummaroow waxay hoostimada degmada warshiikh ee gobalka Shabelleha Dhexe.


Gummaroow waxay dhinaca waqooyi kaga beegan tahay degmada Warshiikh 35 km, Gummaroow sanadka marku ahaa 2005 waxaa laga dhisay masjid wuxuna ahaa masjidkii ugu horeeyey ee laga dhiso tuuladaas,Gumaroow waxay leedahay gancsi badan waa tuulo ganacsi sida xoolaha.marka ad tagto Gumaroow waxaad arkeysaa dhismooying qadiimi ah oo burburay sida la shegay waxaa la dhisay burburkii dalka ka hor hada marka aad tagto waxaad arkeysaa dhismooyin cusub oo lamayeeri ah. gumaroow waa magaalo diimeed sida Warshiikh waxaa ku nool culumu badan GumaroowGumaroow,Somalia, tuulada gumaroow waxay hoostimada degmada warshiikh ee gobalka shabelleha dhexe, waxay dhinaca waqooyi kaga beegan tahay degmada Warshiikh 25 km, Gumaroow sanadka marku ahaa 2005 waxaa laga dhisay masjid wuxuna ahaa masjidkii ugu horeeyey ee laga dhiso tuuladaas,Gumaroow waxay leedahay gancsi badan waa tuulo ganacsi sida xoolaha.marka ad tagto Gumaroow waxaad arkeysaa dhismooying qadiimi ah oo burburay sida la shegay waxaa la dhisay burburkii dalka ka hor hada marka aad tagto waxaad arkeysaa dhismooyin cusub oo lamayeeri ah. gumaroow waa magaalo diimeed sida Warshiikh waxaa ku nool culumu badan Gumaroow

==


Gummaroow,Somalia