Horseed Media
Appearance
Nooca bogga | News Radio, Website |
|---|---|
| Lagu heli karo | Soomaali, Ingiriis |
| URL | Horseed Media |
Horseed Media waxaa la asaasey sanadkii 2002, waa mid kamid warbaahinta Soomaaliyeed, waxay leedahay website ay ku xiran yihiin macaamiil kala duwan oo ku sugan dalka gudihiisa iyo dibadiisa. Xarunteeda u weyn waxay ku taalaa Boosaaso.