Huguri

Ka Wikipedia

Hunguri

Hunguriga neefta ee dadka.
Qoorta dadka waxa ku dhexjira hunguriyo.
Dhuunta aadamaha marka afka laka furo.

Hunguri (ingiriis: Throat) waa tuunbada dhex marta qoorta ayadoo ka bilaabanta dhuunta dadka, xoolaha iyo xayawaanka.

Hunguriga waxaa loo kala qaybiyaa labo: hunguriga neefta iyo hunguriga cuntada.